SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

Golaha Baarlamaanka Soomaaliya oo maanta la filayo in ay u codeeyaan kana doodaan Qodobo Muhiim ah.

Xildhibaannada Golaha Baarlamaanka Soomaaliya ayaa lagu wadaa Maanta oo Isniin ah Kulankooda caadiga ah uga furmo Xarunta Villa Hargeysa ee Magaalada muqdisho. Guddoonka Golaha Baarlamaanka...

Wasiirkii Arimaha dibadda Suuriya oo ahaa ruug cadaaga Siyaasadeed Walid al-Moalem ayaa geeriyooday.

Telefishinka dowladda Suuriya ayaa shaaciyay saakay, geerida Waliid Al-Mucallim, Wasiirka Arrimaha Dibadda dawladda Syria. Wakaaladda Wararka Syria ee “SANA” ayaa soo qortay, “Wasaaradda Arrimaha Dibadda...

(DAAWO) Funaanadaha ay ku ciyaari doonaan xilli ciyaareedkaan ciyaartoyda xulka Qaranka oo la soo bandhigay.

Halkan Ka Daawo Muuqaalka Warkan. https://youtu.be/TE1fVmnf81k

34 ruux ayaa lagu dilay weerar Rasaas Argagax leh oo ka dhacay galbeedka Itoobiya.

Dabley hubeysan ayaa dishay daraasiin dad ah ka dib weerar Argagax leh oo lala beegsaday bas ay saarnaayeen dad shacab ah galbeedka Itoobiya, sida...

(DAAWO) BARNAMIJKA FALANQEYNTA ©SNTV // 15-11-2020

Barnaamijka waxaan intiisa badan diirada ku saari doonaa Wasaaradda Caafimadka iyo daryeelka bulshada XFS oo qalab lagu baaro xanuunka Covid-19 kala wareegtay Shirkada Bukaan-kaal. Halkaan...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...