SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

Dowladda Soomaaliya oo gacanta ku dhigtay Horjooge sare oo ka tirsan Al-Shabaab

Ciidammada xasillinta caasimadda ayaa gacanta ku dhigay horjoogihii Al-Shabaab ku qaabilsanaa dhibaateynta shacabka Muqdisho kaddib howlgal qorsheysan oo ay ciidanku ka sameeyeen Suuqa Bakaaraha...

Dowladda UK oo kor u qaaday taageerada gargaarka ay siiso Soomaaliya 

Xoghayaha Horumarinta Caalamiga ah Priti Patel ayaa maanta ku baaqday dadaal cusub oo dheeri oo wadajir ah si looga hortago in malaayiin qof u...

Ururka Gargaar iyo Gurmad oo taageero u raadinaya Muwaadin xanuunsan

Ururka Gargaar iyo Gurmad oo ah urur maxali ah ayaa waxa ay taageero u raadinayaan muwaadin Soomaaliyeed oo xaaladdiisa caafimaad dalka wax looga qaban...

Maxkamadda Ciidamadda Qalabka Sida oo Dil ku xukuntay eedeysane loo heystay dilkii Wasiirkii Howlaha Guud.

Maxkamadda Darajadda Koowaad ee Ciidanka Qalabka Sida ee Soomaaliya ayaa saakay xukun dil ah ku riday mid ka mid ah eedeysanayaashii loo heystay dilkii...

Bisha Cas ee Imaaraadka oo afurin u sameysa boqolaal qoys oo danyar

Hay’adda Bisha Cas ee dowladda Isutagga Imaaraadka Carabta ayaa maalinkii 21 aad waxaa ay magalaada Muqdisho ka wadda afurin ay u sameeneyso  qoysaska danta...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...