SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliya oo Furay Wadooyin muhiim ah

Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliya ayaa maleeshiyaad Al shabaab kala wareegay deegaano  ka tirsan Gobolka Bakool. Saraaskiisha Ciidamada Xoogga Dalka ayaa sheegay inay dileen maleeshiyaad ka...

Ra’isulwasaraha Soomaaliya isboortigu waa mideeyaha Bulshada iyo Madaxda Dalka”

Waxaa dhallinyaro soomaaliyeed oo ku nool degmada wadajir u suuro gashay inay kubad la dheelaan masuuliyiin sar sare oo ka tirsan Dowladda waxaana ka...

Wasiirka Awqaafta Arrimaha Diinta Jamhuuriyadda Soomaaliya oola kulmay Wasiirka Xajka Sacuudi”

Wasiirka Awqaafta Arrimaha Diinta Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xildhibaan Dr. Iimaan Cabdullaahi Cali iyo wafdi uu hogaaminayay uu kamid yahay Agaasimaha Guud Wasaaradda Cumar...

Daawo Sawirro Bilicda Magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya

Magaalada Muqdisho ee caasimadda Dalkeenna waxaa mudooyinkii ugu dambeeyey si xowli ah uga socnayey dib u dhis xoogan kaasi oo lagu sameynayo dhismay bilicdooda...

Agaasimaha hey’adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha oo marti ku ahaa barnaamijka kulanka (Daawo Muuqaal)

Agaasimaha Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiga Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Max’ed Aadan Jimcaale Koofi ayaa faah faahin ka bixiyay waxyaabihii u qabsoomay muddadii uu xilkaasi...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...