SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

Guddoonka Golaha Shacabka oo Shaaciyey In la Fasaxay Miisaaniyadda Ciidammada Inta Doodu Socoto

Guddoonka Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa shaaciyey in la fasaxay Miisaaniyadda Ciidammada Qalabka Sida ee Soomaaliya bilaha July iyo August inta ay socoto...

Shirka looga hadlayo sida looga taxadari karo go’itaanka internetna oo la qabtay

Wasaaradda Boostada, Isgaarsiinta iyo Teknoolojiyada ayaa maanta ku qabatay magaalada Muqdisho shir wada-tashi ah oo looga hadlay arrimo ku saabsan go’itaankii internetka ee koonfurta...

Yuusuf Garaad “15 Maxaabiis dheeri ah ayaan dedaal ugu jirnaa inaan Hindiya kala soo wareegno”

Wasiirka Arrimaha Dibedda Soomaaliya Yuusuf Garaad Cumar ayaa noo sheegay hadalladaan, isaga oo ku sugan dalka Hindiya 15 Maxbuus oo ka mid ah 118 –...

Madaxweynaha JFS oo Tarsan u magacaabay lataliye sare ee xafiiska madaxweynaha

Madaxweynaha JFS Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa u magacaabay Maxamed Axmed Nuur (Tarsan) in uu noqdo la taliye sare ee xafiiska Madaxweynaha dhinaca Arrimaha Siyaasadda. Degreeto...

Warbixin:-Al-shabaab maxay uga dhigan tahay dilkii Horjooge Cali Jabal?

Ma aha markii ugu horreysay ee howlgal lagu beegsanayo horjooge ka tirsan Kooxda Al-shabaab, waxaa hore loo khaarjiyay kuwa badan oo uu ugu magac...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...