SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

Madaxweyne Farmaajo oo ugu hambalyeeyay Madaxweyne Kenyatta guusha uu ka gaaray doorashada

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa u hambalyeeyay Madaxweynaha Kenya Mudane Uhuru Kenyatta oo mar labaad dib loo doortay. Madaxwyenaha ayaa yiri...

(Daawo) Barnaamijka kulanka todobaadka oo uu marti ku ahaa wasiirka arrimaha dibadda ee X. F. S.

Barnaamijka kulanka todobaadka ee ka baxa Radio Muqdisho iyo Telefishinka Qarabka ayaa looga hadlay xaaladda maxaabiista Soomaaliyeed ee ku xirxiran dalalka dibadda iyo qorshayaasha...

Qarax ka dhacay Xabsiga Dhexe ee Xamar

Qof naftii halige ahaa  iyo askari katirsanaa ilaalada xabsiga  Dhexe ee Muqdisho ayaa ku geeriyooday kadib markii  nin isku soo xiray waxyabaha qarxa uu...

Wiil Soomaaliyeed oo lagu dhaawacay K/Afrika

Wiil dhallinyaro oo Soomaali ah ayaa dhawaan weerar ay ku qaadeen qowlaysato u dhalatay Wadanka Koonfur Afrika ka soo gaaray dhawaan, kadib markii ay...

Dowladda Soomaaliya” Dhawaan waxaa la soo deynayaa maxaabiista nooga xiran xabsiyada India iyo Seyshells

Wasiirka arrimaha dibadda ee Dowladda Federaalka Soom aaliya Mudane Yuusuf Garaad Cumar oo lahadlayay warbaahinta Qaranka ayaa faah faahin ka bixiyay guulihii dhinaca diblomaasiyadda...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...