SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

Dowladda Mareykanka oo ka hadashay arrinta Mukhtaar Roobow

War qoraal ah oo ka soo baxay dowladda Mareykanka ayaa lagu amaanay dadaalada dowladda Soomaaliya ay ka geysatay in uu isku soo dhiibo dowladda...

Guddoonka Golaha Shacabka oo fasaxay shirarka guud ee Golaha inta lagu guda jiro munaasabadda Ciidda iyo Xajka.

Guddoomiye ku xigeenka 1-aad ee Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Soomaaliya, Mudane C/welli Sheekh Ibraahim Muuddey oo lahadlayay warbaahinta Qaranka ayaa faah faahin ka bixiyay hakad...

Waa Kuma Mukhtaar Roobow.?

Mukhtaar Roobow Cali oo ku magac dheer Abuu Mansuur, waxa uu ka mid ahaa hoggaamiyeyaasha Alshabaab ee aadka loo yaqaan. Markii ugu horreysay ee dadku...

Dowladda Federaalka Soomaaliya oo wadahadal kula jirta Mukhtar Robow

Siyaasadda Dowladda Federaalka Soomaaliya waxaa aasaas u ah in shakhsigii ka waantooba falalka argagaxisnimada ah, doonayana inuu ka qeyb qaato nabadeynta dalka in lasoo...

Madaxweynaha Jubbaland oo soo xiray Kal-Fadhigii sadexaad ee Barlamaanka Jubbaland

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland ee Soomaaliya Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta soo xiray Kal-fadhigii Sadexaad ee Golaha Baarlamaanka Dowlad Goboleedka Jubbaland. Qudbad dheer oo...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...