SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

Guddoomiye Jawaari “Barlamaannada Afrika waxay isku raaceen wax u qabashada dhallinyarada”

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa sheegay in ku heshiyeen Baarlamaannada Afrika sidii loo xoojin laha wax u qabshada dhallinyarada...

Booliska Gaalkacyo oo soo qabtay kooxo ka ganacsada maandooriye

Ciidamada booliska magaalada gaalkacyo ee Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa  ku guuleystay in ay gacanta ku soo dhigaan kooxo muddooyinkii u dambeeyay ay ciidamadu ku...

Midowga Yurub oo sheegay inuu bixiyay Mushaaraadka Ciidamada Booliska Soomaaliyeed.

Kulankaan uu soo qaban qaabiyay Xafiiska Hormarinta Midawga Yurub u qaabilsan Soomaaliya oo ay ka qeyb gashay Safiirka Midawga Yurub u fadhiya Soomaliya Faroonika  loranse,...

Madaxweyne Farmaajo“Dr. Cabdiraxmaan waxa uu kaalin wayn ka qaatay sare u qaadista magaca Soomaaliya ay ku leedahay Caalamka”

Muqdisho, 16 Ogosto 2017 - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka tacsiyeeyey geeridii ku timid Dr. Cabdiraxmaan Jaamac Barre oo xalay...

Agaasimaha guud ee wasaaradda Arrimaha Dastuurka oo qaabilay mas’uul ka socday safaaradda Denmark

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Abuukar Zubeyr ayaa xafiiskiisa kula kulmay Xoghayaha koowaad ahna Qunsulka arrimaha Siyaasadda...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...