SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

Madaxweyne C/weli Gaas”Shacabka Puntland ha ilaashadaan nabadda iyo amnigooda

Madaxweynaha Dawlad Goboleedka  Puntland Dr. Cabdiwali Maxmed Cali Gaas iyo wefti uu hogaaminayo  ayaa safar ugu ambabaxay  dalka Boqortooyada Sucuudiga, Safarka Madaxweynaha iyo weftigiisa...

Xaaladda deegaanka Xeraale oo saaka deggan kaddib dagaal shalay ilaa xalay ka dhacay

Wariye C/kariin Axmed Bulxan oo Radio Muqdisho uga soo warama degmada Cabuudwaaq ayaa soo sheegaya in xaaladda deeganka Xeraale ay saaka deggantahay kaddib dagaal...

Wasiirka Warfaafinta oo ka qeybgalay casho sharaf Muqdisho loogu sameeyey dalxiisayaal ka yimid China

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka & Dalxiiska Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Eng. Yarisow) ayaa ka qeybgalay casho sharaf loo sameeyey 27 dalxiisayaal Shiine ka yimid oo...

Agaasimaha guud ee Wasaaradda Dastuurka oo la kulmay Sarkaalka Arrimaha Siyaasadda ee Safaaradda USA

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Abuukar Zubeyr ayaa maanta la kulmay Elizabeth Shackelford oo ah Sarkaalka Arrimaha...

Guddoomiyaha G/Banaadir Taabit oo sharraxaad ka bixiyay wax-yaabihii u qabsoomay

Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Taabit Cabdi Maxamed,ayaa maanta sharaxaad ka bixiyay waxyaabihii u qabsoomay  Maamulka Gobalka iyo  qorshayaasha kutalagal ah...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...