SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

Maxkamadda sare ee dalka oo war ka soo saartay muddada Gar-sugenimada Maxbuuska

War ka soo baxay xafiiska guddoomiyaha maxkamadda sare ee Soomaaliya Garyaqaan Ibraahim Iidle Suleymaan ayaa lagu shaaciyey mudada  mudada Gar-sugenimada dadka Maxbuuska ah iyo...

Ololaha Talaalka Xoolaha oo Muqdisho lagu daah furay

Shirkani  oo aay soo qabanqaabisay wasaradda Xanaananada Xoolaha Dhirta iyo Daaqa Soomaliya  ayaa ahaa mid lagu daahfurayay  Ololaha Talaalka Xoolaha ee cudurada jadeecada iyo...

Guddiyada Joogtada ah ee Golaha Aqalka Sare oo maanta Muqdisho ku kulmay

Kulankan ay yeesheen Gudiyada Joogtada ah ee Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa Waxaa shir gudoominayay gudoomiya Golaha Aqalka Sare Baarlamaanka Federaalka...

Xarunta Maamulka Internet-ka Hay’adda Dowladda oo la hirgeliyay

Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Soomaaliya Mudane Mahdi Maxamed Guuleed ayaa maanta xariga ka jaray xarunta Maamulka Internet-ka Haya’adaha Dwoladda oo ay hirgelisay Wasaaradda Boostada,...

Wasiir ku xigeenka Dhalinyarada iyo Ciyaaraha XFS oo London kula kulmay Jaaliyadda Soomaaliyeed

Kulan casho sharaf ah oo lagu soo dhaweenayay Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Axmed Cumar Islow oo baryahan...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...