SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

Wasiirka Gaadiidka: ”Muqdisho ayaa laga maamulayaa hawada Soomaaliya October dhamaadkeeda”

Dowladda Soomaaliya ayaa dadaal xoogan ugu jirta sidii loo horumarin lahaa adeegyada dhanka duulimaadyada ee dalka, iyo maamulka hawada Soomaaliya, maadaam haatan dalka uu...

Madaxweyihii hore oo kulan la yeeshay jaaliyadda Soomaaliya ee K. Afrika

Madaxweynahii hore ee Soomaaliya mudane Xasan Sheikh Maxamuud ayaa xalay kulan casho ah waxaa uu la qaatay qaar ka mid ah odoyaasha dhaqanka ,ganacsato...

Ciidanka Amaanka oo ka hortagay gaari walxa qarxa laga soo buuxiyey (Sawirro)

Afar qof oo labo kamid ah ay shacab yihiin ayaa ku dhawaacantay qarax galabta ka dhacay waddada mashquulka badan ee Maka almukarama  gaar ahaan...

Wasiirka cusub ee Howlaha Guud oo xilka la wareegay

Munaasabadda uu xilka kula wareegayey wasiirka Howlaha Guud iyo Dib U Dhiska Soomaaliya Mudane Eng: Saadaq C/laahi Cabdi, oo lagu qabtay Muqdisho waxaa ka...

Wasiirka Maaliyadda XFS oo Tababar Muqdisho uga soo xirey Maamulayaasha Maaliyadeed ee Hey’adaha Dowladda

Shirkaan oo ay ka qaybgaleen dhamaan Agaasimayaasha Maaliyadda ee wasaaradaha XFS iyo Hogaanada Maaliyadeed ee Hey’adaha Amniga Dalka ayaa looga hadlayay sidii loo hagaajin...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...