SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

Puntland iyo Galmudug”Waxaan u baahanahay nabad waarta”+Sawirro

Muqdisho(SONNA) Shirkani oo ujeedkiisu yahay amba qaadista xoojinta nabadeynta bulshada ku dhaqan magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug,iyo deegaanada hoosyimaada oo ay ka jireen...

Wasaaradda Xanaanada Xoolaha ee Puntland oo talaalaysa saddex Milyan oo Neef

Muqdisho(SONNA) Kooxahaani dhakhaatiirta ah ee ay dirtay Wasaaradda Xanaanada Xoolaha ee dowlad goboleedka Puntland ayaa dawayn iyo tallaalid u samayn doona malaayin xoolo ah...

Arday ka qalin jebisay Jaamacadda Jamhuuriya oo xaflad loogu qabtay Muqdisho

Munaasabad loogu dabaaldagayay qalinjabinta arday tiradoodu gaareyso 281 arday oo ka qalin jabiyay Jaamacada Jamhuuriya ee culuumta iyo Teknoolajiyada ayaa maanta lagu qabtay magaalada...

Maxaa ka soo baxay kulankii R’iisul Wasaare Khayre iyo mas’uuliyiinta Wasaaradda Warfaafinta?

Muqdisho(SONNA) Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa maanta kormeer shaqo ku yimid Xarunta Wasaaradda Warfaafinta, dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Soomaaliya. Mudane...

Jabuuti oo cambaaraysay Tijaabadii Gantaalka Nugliyeerka ee Kuuriyada Waqooyi.

Jabuuti-(SONNA)- Jamhuuriyadda Jabuuti ayaa si kulul u cambaareysay tijaabadii Gantaalka Nugliyeerka aheyd oo ay dhawaan tijaabisay Kuuriyada Waqooyi,taasoo beesha caalamka ay si kulul uga hadashay. Bayaan...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...