SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

Waxgarad iyo Siyaasiyiin kahadlay arragtidooda ku aadan go’aanka Xukuumadda ee Qalbidhagax

Muqdisho(SONNA) Nabaddoon Maxamed Xasan Xaad ayaa ka hadlay Arragtidiisa ku aadan Go’aanka Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya ay ka qaadatay Arrinta Cabdi kariin Qalbidhagax,...

Dowlad goboleedka Puntland oo go’aan kasoo saaray kala soocida Lacagta Shillinka Soomaaliga

Muqdisho(SONNA) Shir ay isugu yimaadeen Wasiirada Maaliyadda, Arrimaha gudaha Puntland iyo Xubno ka socday Bankiga ayaa maanta ka dhacay Magaalada Garoowe ee xarunta Maamulkaasi, iyadoo...

Madaxweynaha Jabuuti oo la siyay Abaalmarin Caalami ah.

Jabuti(SONNA)-  Madaxweynaha dalka Kazakhstan Nursultan Nazarbayev ayaa waxa u Madaxweynaha dalka Jabuti Ismaaciil Cumar Gelle uu guddoonsiyay abaalmarin caalami ah oo uu ku muteystay...

Madaxweynaha Dalka Jabuuti oo la siyay Abaalmarin

Madaxweynaha dalka Kazakhstan Nursultan Nazarbayev ayaa waxa u Madaxweynaha dalka Jabuti Ismaaciil Cumar Gelle uu guddoonsiyay abaalmarin caalami ah oo uu ku muteystay dadalka...

Horjooge Sare oo ka tirsanaa Shabaab oo isku soo dhiibay Dowladda Soomaaliya

Horjooge C/casiis Xasan Heybe oo maleeshiyada Shababaab u yaqaanaan (Bishaar) ayaa saaka isku soo dhiibay Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed qeybta ku sugan Gobolka Gedo...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...