SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

Ra’iisulwasaaraha oo Bankiga Adduunka kala Hadlay Horumarinta Dhaqaalaha Soomaaliya

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta la kulmay wafdi ka socday Bankiga adduunka oo hoggaaminayso haweeneyda ururkaasi u qaabilsan...

Puntland oo marti galisay Shir looga hadlayo Hirgelinta Dowladaha Hoose Ee Soomaaliya ”Sawirro”

Shirkan ayaa waxaa ka soo qeyb galay mas’uuliyiin ka socday Waasaradda Arrimaha gudaha, Federalka iyo Dib u heshiisiinta Soomaaliya, Madaxda Wasaaradaha Arrimaha gudaha ee...

Guddiga joogtada ah ee Golaha Shacabka oo maanta ka shiray Go’aankii Shalay Xukuumadda ay soo saartay

Muqdisho(SONNA) Guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Sh/Cismaan Jawaari ayaa maanta shir-gudoomiyay kulan ay Guddiga joogtada ah ee Golaha shacabka ku yeesheen Magaalada Muqdisho, kaasi oo looga...

Ra’iisul wasaaraha oo Wafdi ka socda Bankiga Adduunka Xafiiskiisa ku qaabilay”Sawirro”

Muqdisho(SONNA) Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta la kulmay wafdi ka socday Bankiga adduunka oo hoggaaminayso haweeneyda ururkaasi u qaabilsan...

Dekadda Boosaaso oo 26 sano kadib dayactir iyo ballaarin lagu sameeynayo ”Sawirro”

  Muqdisho(SONNA) Wasiirka Wasaradda Dekadaha gaadiidka Badda iyo la dagalaanka Burcad badeeda Dowlad goboleedka Puntland Siciid Maxamed Raage, oo shir Jaraa’id ku qabtay Xafiiskiisa ayaa faah-faahin...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...