SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

Mareykanka oo faah faahiyay duqeyn lagu dilay horjooge ka tirsan Shabaab

War saxaafadeed uu soo saaray taliska Ciidamda Mareykanka ee Afrika (AFRICOM) gelinkii dambe ee Jimcihii ayaa lagu sheegey in iyadoo iskaashi lala yeelanayo Dowladda...

Madaxweyne Trump iyo Golihiisa Wasiirada oo kulan deg deg ah kayeelanaya musiibada ka dhalatay duufaanta

Hay’ada qaabilsan dhanka saadaasha hawada ee Mareykanka ayaa sheegtay in Duufaanta Irma laga cabsi qabo in ay  khasaaro baaxad leh ka geysan doonta gobolka...

Mareykanka oo faah faahiyay duqeyn lagu dilay horjooge ka tirsan Shabaab

Muqdisho(SONNA) War saxaafadeed uu soo saaray taliska Ciidamda Mareykanka ee Afrika (AFRICOM) gelinkii dambe ee Jimcihii ayaa lagu sheegey in iyadoo iskaashi lala yeelanayo...

Waaberi oo ku guuleysatay tartanka ciyaaraha degmooyinka Gobolka Banaadir

Muqdisho(SONNA) Waxaa Caawa lagu soo gabagabeeyay garoonka Banaadir ee degmada C/casiisee magaalada Muqdisho,tartankaasi oo muddooyinkii dambe si xiiso leh uga soconayey magaalada Muqdisho. Tartankan oo...

Faah faahin ka soo baxaysa qarixii ka dhacay Baydhabo

Muqdisho(SONNA)  Inta la ogyahay 3 qof uu ku jiro dhagar qabihii is qarxiyay  ayaa ku dhimatay, 2 kalena waa ay ku dhaawacmeen ,qaraxaasi oo...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...