SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

Isbadal laga dareemayo wax soo saarka dalagyada beeraha

Beeraleyda ku dhaqan degmada Balcad ee gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa waxaa ay sheegayaan in uu is jiro isbedel ku yimid dhanka wax soo saarka...

Culimada Soomaaliyeed ee ku nool South Africa oo shir muhiim ah uga furmay Johannesburg

Shirka 15 aad ee golaha Culimada Soomaaliyeed ee dalka South Africa ee magacoodu yahay Al-Bayaan oo inta badan gacanta ku heysta goobaha waxbarashada iyo...

Israa’iil oo dhaqaale ku bixineysa inay guuraan Falastiiniyiinta 

Wargeys laga leeyahay Dalka Israa'iil ayaa shaaca ka qaaday qorshe uu wado Xisbiga Qaranka ee dalkaasi oo  ujeedadiisu ay tahay in Falastiyiinta ay u...

Xildhibaanada Golaha Shacabka Soomaaliya oo Maanta Ka hadli doono go’aankii Xukuumadda Soomaaliya ………..

Xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa oo la hadlay Warbaahinta Qaranka ayaa sheegay in loosoo gudbiyey in ajandaha Maanta ee Golaha Shacabka uu ku saabsanyahay Go’aan...

Kulankii Golaha Shacabka oo baaqday

Kulanka Golaha Shacabka JFS oo maanta la filayey in uu ka dhaco xarunta Golaha ayaa lagu soo waramayaa in uu baaqday. Kulanka ayaa lasoo sheegayaa...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...