SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

Dowlada Itoobiya oo Madaxa WHO ku eedeysay in uu La shaqeeyo TPLF.

Taliyaha ciidanka Itoobiya General Berhanu Jula ayaa ku eedeeyay madaxa heyada WHO Tedros Adhanom Ghebreyesus in uu xiriir la leeyahay oo uu la shaqeeyo...

Xuska Munaasabadda nadaafada waarta iyo halista isbedelka cilimadda gaar ahaan dadka barakacayaasha oo lagu qabtay magaalada Xudur ee gobolka Bakool+(SAWIRRO).

Wasaarada Tamarta iyo Kheyraadka biyaha dowlad goboleedka soomaaliya oo kaashanaysa hay'adaha feydhowrka ka shaqeeya ee ka howgala magaalada xuddur waxay qabatay Xuska Munaasabadda nadaafada...

Ra’iisul wasaare Rooble oo la kulmay Guddiyada Doorashooyinka heer Federaal iyo xalinta Khilaafaadka+(SAWIRRO).

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa la kulmay Guddiyada Doorashooyinka Heer Federaal ee Maamulka iyo Xalinta  Khilaafaadka. R’iisul wasaare Rooble oo...

Xuska Maalinta Musqulaha Aduunka oo ku beegan 19 November ayaa Sanadkan Halku Dhig u ah “Nadaafad Waarta iyo Isbadalka Cimilada”.

Maanta waxaa dunida laga xusayaa maalinka musqulaha aduunka oo qaramada midoobe xusto sanad kasta 19 November. Muhiimada maalinkan ayaa ah in dadka iyo dowladaha lagu...

(DAAWO) BARNAAMIJKA QALIN IYO QORAAL 19 11 2020.

Halkaan ka Daawo Barnaamijka Qalin iyo Qoraal. https://youtu.be/mPACtC8mkdg

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...