Raโ€™iisul wasaare Rooble oo la kulmay Guddiyada Doorashooyinka heer Federaal iyo xalinta Khilaafaadka+(SAWIRRO).

Date:

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa la kulmay Guddiyada Doorashooyinka Heer Federaal ee Maamulka iyo Xalintaย  Khilaafaadka.

Rโ€™iisul wasaare Rooble oo howl-geliyey guddiyada doorashooyinka heer Federaal ee maamulka iyo Xalinta Khilaafaadka ayaa la wadaagay muhiimadda ay leedahay masuuliyaddan taariikhiga ah ee ay guddiyadan ka sugayaan shacabka Soomaaliyeed.

Raโ€™isul wasaare Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa xubnaha guddiyada kula dar daarmay inay si daacad ah ugu adeegaan bulshada isla markaana waajibaadka loo ekmday.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Hoggaamiyaha Koonfur Galbeed ayaa kulan la qaatay golaha xukuumadii hore ee maamulkaas.

Hoggaamiyaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, Sheekh Aadan Maxamed Nuur...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo dhambaal tacsi ah gaarsiiyey Amiirka Dalka Qadar

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo...

Shir looga hadlayay Tayada iyo Horumarinta Biyaha sifeysan oo Xarunta Gobolka Banaadir lagu qabtay

Mas'uuliyiinta Sheybaarka Gobolka Banaadir Ayaa Kulanka Ku soo bandhigay...