SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

Wafdi ka socday Hay’adda UNHCR oo booqday qaxooti Soomaali ah oo ku sugan dalka Yemen

​Wafdi ka socday Hay’adda UNHCR ayaa  gaaray Xerada qaxootiga Al-kharaz oo ay ku jiraan qaxooti farabadan oo Somaali ah. Qaxootiga ku nool xeradaasi Al-kharaz ayaa...

Wasiirka Warfaafinta oo ka tacsiyadeeyey geeridii suxufi Abdullahi Osman Moalim

Mogadishu, 13 09 2017: Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka & Dalxiiska Mudane Abdirahman Omar Osman (Eng. Yarisow) ayaa ka tacsiyeeyey geeridii ku timid suxufi Abdullahi Osman...

Khudbadaha Musharixiinta Madaxweynaha Hirshabeelle oo Maanta la dhageystay” Sawirro”

Muqdisho (SONNA) Magaalada Jowhar ee Xarunta Gobolka Shabeellaha Dhexe waxaa   maanta Xarunta Baarlamaanka Maamulkaasi Khudbadahooda kusoo bandhigay 3 kamid ah Musharixiinta u tartamaya xilka...

Muran ka taagan heshiiska hub kala iibsiga ee Ruushka iyo Turkiga

Muqdisho(SONNA) Wadamada xulufada ka ah Gaashaan Buurta  Nato ayaa waxa ay jawaab ka bixiyeen go'aanka muranka dhaliyay ay dowladda Turkiga heshiiska kula saxiixatay dalka...

Soomaliya oo ka qeybgashay shirka Amniga Bariga Afrika ee Yugandha

Muqdisho(SONNA) Magaalada Kampala ee xarunta Dalka Yugandha ayaa waxaa ka soconaya shir ku saabsan Amaanka wadamada kuyaala Bariga Afrika oo Soomaaliya ay ku jirto,kaasi...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...