SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

Bandhigga Buugaagta Muqdisho oo maalintii 2-aad galay +Sawirro

Muqdisho(SONNA)—Bandhigga Buugaagta ee Muqdisho ayaa galay maalintiisii Labaad, iyadoo ay halkii ka socdeen soo bandhigidda Buugaata ku kala qoran Afaf kala duwan, waxaana Dadweynaha...

Kuweyt iyo Turkiga oo kala saxiixday Heshiis.

Ankara- (SONNA)- Labada dal Turkiga iyo Kuwet ayaa kala saxiixday heshiisyo la xiriira iskaashiga dhinacyada amniga iyo horumarinta kaabaysha dhaqaalaha, ka gadaal markii uu...

Shacabka degmada Yaaqshiid oo aragtidooda ka dhiibtay dib u dhiska iyo maqaamka caasimadda

Shacabka degmada Yaaqshid ayaa aragtidooda ka dhiibtay Sida ay tahay in loo wajaho arrimaha Maamulka, ammiga, siyaasadda, dhaqaalaha, dhismaha waddooyinka degmadaasi  iyo maqaamka Muqdisho. Barnaamijkaan...

Shirka Golaha Wasiirada oo lagu ansixiyey Hindise Sharciyeedka Xaqsiinta Ciidamada, loogana hadlay Doorashooyinka 2020, amniga iyo arrimo kale

Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa oo uu shir-guddoominayay Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Mudane Xasan Cali Khayre, qeybiisa hore,...

Bandhigga Buugaagta Muqdisho oo maalintii 2-aad galay

Bandhigga Buugaagta ee Muqdisho ayaa galay maalintiisii Labaad, iyadoo ay halkii ka socdeen soo bandhigidda Buugaata  kala qoran Afaf kala duwan, waxaana Dadweynaha ka...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...