SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

Ra’iisul Wasaaraha Britain oo cambaareysay qarixii ka dhacay waddo Treen

Muqdisho(SONNA) Qaraxani oo maanta ka dhacay wado Treen oo dhulka hoostiisa marta ayaa ka dhashey khasare dhaawac ah,waxaana dadka dhaawacmay ay ahaayeen dakii ku...

Mareykanka oo Dowladda Soomaaliya ku amaanay horumarka laga gaaray hanaanka Dimoqraadiyada

Muqdisho(SONNA) Iyadoo dunida maanta laga xusayo maalinta Caalamiga ah ee Dimoqraadiyadda adduunaka ayaa war qoraal ah oo ka soo baxay Dowladda Mareykanka waxaa ay...

Madaxweynaha  Puntland & wafdi uu hoggaaminaayo oo gaaray Boosaaso

Madaxxweyna Maamulka  Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta dib ugu soo laabtay Deegaanada Puntlad  kadib gudashada Rukniga diiniga...

Jowhar oo lagu wado in berri lagu qabto doorashada Madaxweynaha Hir-shabeelle

Magaaladda Jowhar ee Xarunta Maamulka Hirshabeelle  waxaa  ka socda diyaargarowgii ugu dambeeyay ee tartanka loo galayo  doorashadda Madaxtinimo ee Maamulkaasi Saacadihii ugu dambeeyay magaalada Jowhar...

W/Kuurya oo mar kale gantaal  balaastik ah dul marisay hawada Jabaan

Muqdisho(SONNA)Waqooyiga Kuuriya ayaa markii labaad gantaal balaastik ah dul mariyay hawada dalka Jabaan,taasoo abuureysa xaalad cusub oo ku timid gobolka,kadib markii dalkasi wax ka...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...