SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

Madaxweyne Farmaajo oo Hambalyo u diray Hoggaanka Cusub ee Hirshabelle

Muqdisho(SONNA) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Faderaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa hambalyo u diray Madaxweynaha Cusub ee Dowlad Gobolleedka Hirshabelle Mudane Maxamed Cabdi Awaare. Madaxweyne Farmaajo...

Mudug: Hay’adaha Samafalka oo loogu baaqay inay gurmad gaarsiiyaan Bacaadweyne “SAWIRRO

Mudug (SONNA) Kaddib markii caqabado ka jiray mudooyinkii u danbeeyay deegaanka Bacaadweyne iyo deegaanno kale oo ka tirsan kuwa Gobalka Mudug ay sababeen in...

Dowladaa Federaalka oo diyaarineysa Siyaasadda iyo Sharciga Tahriibka “SAWIRRO”

Muqdisho, 16/9/2017 – Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa maanta shir-guddoomiyey kulanka Guddiga heer Wasiir ee Maareynta...

Amiirka Qadar oo Talaadada la kulmaya Donald Trump

Muqdisho(SONNA)-Aqalka Cad ee Dalka Mareykanka ayaa sheegay in Madaxweyne Donal Trump uu la kulmayo maalinta Talaadada Amiirka Qadar Sheekh Tamiim Bin Xamda Al Thaani,...

Booliska Ingiriiska oo qabtay nin lagu tuhunsan yahay Qaraxii London

London(SONNA)-Ciidamada ammaanka Ingiriiska ayaa qabtay Nin dhallinyaro ah oo da’diisu ay tahay 18 jir kaasi oo la tuhunsan yahay in uu ka dambeeyay Qarax...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...