SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

Wasiirka Amniga XFS”Waxaa la dhisayaa 32 kun oo Booliska isku dhaf ah oo Amisom kala wareega Amniga

Muqdisho(SONNA) Shirkani  oo socon doono muddo sedax maalmood ah ayaa waxaa magaalada Muqdisho ka furey Wasiirka Aminga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya  iyo Taliyaha Ciidanka Booliska...

Booliska Soomaaliya oo kala wareegay qalab Xafiiseed Booliska AMISOM

Muqdisho (SONNA) Qalabkan oo ay ku deeqday Dowlada Denmark loona soo mariyay Ciidamada booliska AMISOM ayaa waxaa Booliska Soomaaliyeed ku wareejiyay Ms. Christine Alalo oo...

Shirka Iskaashiga Bulshada Africa iyo Shiinaha oo la soo gaba gabeeyay

Muqdisho (SONNA) Magaalada Beijing ee dalka Shiinaha waxaa saaka lagu soo gaba gabeeyay Shir ku saabsan aqoon is weydaarsi oo Labo Todobaad socday, kaasoo...

Xildhibaano ka tirsan Golaha shacabka Soomaaliya oo gaaray Degmada Xudur ee Gobolka Bakool

Muqdisho (SONNA) Xildhibaano ka tirsan Golaha Shacabka oo gaaray Degmada Xudur ee Xarunta Gobolka Bakool ayaa u kuurgalaya Xaaladda deegaano ka tirsan Gobolka Bakool. Socdaalka ay ku joogaan Degmada Xudur...

Shirka Iskaashiga Bulshada Africa iyo Shiinaha oo la soo gaba gabeeyay

Magaalada Beijing ee dalka Shiinaha waxaa saaka lagu soo gaba gabeeyay Shir ku saabsan aqoon is weydaarsi oo Labo Todobaad socday, kaasoo ay ka...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...