SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

Guddoonka Aqalka sare oo qaabilay Danjiraha Jarmalka ee Soomaaliya

Kulankan ay wada yeesheen Guddoonka Golaha Aqalka sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya iyo Danjiraha Jarmalka ee Soomaaliya oo uu wehliyo ku xigeenka Safiirka ayaa...

Ra’iisul Wasaare Khayre oo maanta khudbad jeedin doona iyo kulamo uu la yeeshey madaxda Wadamada Ciidamadooda Jooga Soomaaliya

Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayre ayaa maanta la filayaa in uu khudbad dhinacyo badan taabanaysa uu ka jeediyo shirka Golaha Guud ee Qaramada Midoobey...

Ra’iisul Wasaare Khayre oo kulan la qaatay Wasiirka Arrimaha Dibadda Shiinaha

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa  magaalada New York kulan kula yeeshay Wasiirka Arrimaha Dibadda Shiinaha Wang Yi, waxana ay...

Guddoonka Aqalka sare oo qaabilay Danjiraha Jarmalka ee Soomaaliya

Muqdisho(SONNA) Kulankan ay wada yeesheen Guddoonka Golaha Aqalka sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya iyo Danjiraha Jarmalka ee Soomaaliya oo uu wehliyo ku xigeenka Safiirka...

Wasiirada Arrimaha Dastuurka ee Dawladda dhexe iyo D/Goboleedyada oo kulmay(SAWIRRO)

Muqdisho(SONNA):--Waxaa maanta magaalada Muqdisho ka furmay shirka Madasha Wasaaradaha Arrimaha Dastuurka ee Dawladda dhexe iyo Dawlad Goboleedyada oo seddexdii bilba mar la qabto, shirkan...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...