SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

Wefdi Jubbaland ka socoda oo Mareykanka ku sugan

Minnesota(SONNA)  Wefdi Ballaaran oo ka socday Dowlad goboleedka Jubbaland  ayaa  gaaray magaalada Minneapolis ee Gobolka Menisota ee dalka Maraykanka,waxaana wafdigani soo dhaweeyey jaaliyadda Soomaalida...

Faah faahin ku saabsan dagaal ka dhacay Hiiraan

Mudisho(SONNA) Dagaalkani oo u dhexeeyay Maleeshiyaad katirsan Koxda Shabaaab iyo dad shacab ah ayaa maanta ka dhacay deegaanka Farlibaax oo hoostaga magaalada Beledweyne ee...

Madaxweyne Waare Oo Ka Tacsiyeeyay Geerida Ku Timid Guddoomiye Ku Xigeenki Beledweyne Bashiir Dhoore

Muqdisho(SONNA) Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabelle Dr Maxamed Cabdi Waare ayaa ka tacsiyeeyay geerida xalay ku timid Bashiir Xusseen Dhoore oo horay u soo noqday...

Faah faahin ka soo baxayso Tahriibayaal ku dhintay xeebaha Liibiya

Muqdisho(SONNA) Ugu yaraan 50 qof oo muhaajiriin ah ayaa laga cabsi qabaa in ay ku Dhinteen  badda Mediterraneanka ee isku xirta Afrika iyo Yurub...

Madaxweyne Uhuru Kenyatta” Maxakamadda sare waxay sameysay inqilaab”

Muqdisho(SONNA) Guddiga Doorashooyinka madaxtinimo ee dalka Kenya ayaa ku dhawaaqey in dib loo dhigay doorashada  26-ka bisha soo socota ee Octobar,Waxayna gudiga doorashooyinka Kenya...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...