SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

Ra’isulwasaaraha Soomaaliya oo khudbad ka jeediyey Shirka QM …Akhriso

Ra’isulwasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa khudbad ka jeediyey shirka guud ee QM waxaana khudbadda Ra’isulwasaaraha ay aheyd sidan hoos Ku...

Soomaaliya iyo Suudaan oo ka wada hadlay iskaashiga dhanka ganacsiga

Uqeybsanaha Arrimaha Ganacsiga Safaaradda Soomaaliya ee Dalka Suudaan Cabdi Xakiim Luqmaan Xaaji Maxamed ayaa kulan la qaatay Guddoomiyaha guud ee Warshadda soo saarta dawada...

Ra’isul Wasaare Kheyre “Tayaynta ciidankeena waxaa hortaagan cunaqabataynta hubka ee saaran Soomaaliya”

Ra’isul Wasaaraha Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Hassan Ali Khayre  ayaa  waxaa uu qudbad taariikhi ah ka  jeediyay Xarunta qaramada midoobay ee New York ...

Madaxweynaha Hirshabeele oo la Kulmay Saraakiil Ka Tirsan QM

Hiiraan(SONNA) Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Soomaaliyeed ee Hirshabelle Dr Maxamed Cabdi Waare ayaa maanta Magaalada Beledweyne kulan kula qaatay Saraakiisha UN-ka ee Xafiiska Magaalada Beledweyne,...

War-murtiyeedka Shirka Madasha Wasaaradaha Arrimaha Dastuurka ee DF & D/Goboleedyada+Sawirro

Muqdisho(SONNA) Shirka Madasha Wasaaradaha Arrimaha Dastuurka ee Dawladda Federaalka iyo Dawlad Goboleedyada ayaa maanta Muqdisho ku soo gabagaboobay kadib labo cisho oo uu socday. La-taliyaha...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...