SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

Ku-simaha Ra’iisul-wasaaraha oo booqday Isbitaalka Erdogan Ex Digfeer

Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha ahna R/Wasaare ku-xigeenka dalka Mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa maanta booqday Isbitaalka Digfeer ee magaalada Muqdisho. Wuxuna kormeer ku sameeyey...

Hay’adda Cilmi Baarista badaha Soomaaliya oo soo kordhisay Kulliyado Cusub

Muqdisho (SONNA) Kulliyadaha ay soo kordhisay Hay’adda Cilmi Baarista Badaha Soomaaliya oo ay kamid yihiin sharciga badda iyo farsamada maraakiibta ayuu sheegay Admiral Faarax...

Ra’iisul Wasaare Ku xigeenka dalka oo booqday Isbitaalka Digfeer.(SAWIRRO)

Muqdisho(SONNA)--Ku-simaha Ra'iisul Wasaaraha ahna R/Wasaare ku-xigeenka dalka Mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa maanta booqday Isbitaalka Digfeer ee magaalada Muqdisho. Wuxuna kormeer ku sameeyey...

Kaalmaddii ugu horaysay ee Caalami ah ee Caruurta Rohingya oo gaartay Bangaladesh

Dhaka-(SONNA)-Hayadda u qaabilsan Q/M daryeelka Caruurta ayaa sheegtay in ay gaareen dalka Bangaladhesh Shixnadihii ugu horeeyay ee gargaar ee loogu talagalay caruurta Qaxootiga ee...

Saddex ka mid ah Ciidamada Nabad ilaalinta Mali oo la dilay

Muqdisho-(SONNA)- Wararka ka imanaya  Waqooyiga dalka Mali ayaa sheegaya in saddex ka mid ah Ciidamada nabad ilaalinta Qaraamada midoobay oo ku sugan dalkaasi lagu...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...