SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

Madaxweynaha Mareykanka oo markale Pyongyang ugu hanjabay Guluf Militari

Mareykanka(SONNA) Waxaa sii kordhaya khilaafaadka dhinaca diblomaasiyadda ee u dhaxeeya wadamada Mareykanka iyo Kuuriyada Waqooyi,taasi oo salka ku haysa barnaamijka Nuclearka Waqooyiga Kuuriya. Donald Jey Trump...

Ra’iisul Wasaare Khayre oo la kulmay Senatorka laga soo doorto Minnesota

Washington DC(SONNA) Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre oo weli ku sugan Dalka Mareykanka ayaa xalay la kulmay Senetor Al Franken...

Donald Jey Trump Madaxweynaha Mareykanka oo markale Pyongyang ugu hanjabay Guluf Militari

Mareykanka Waxaa sii kordhaya khilaafaadka dhinaca diblomaasiyadda ee u dhexeeya wadamada Mareykanka iyo Kuuriyada Waqooyi,taasi oo salka ku haysa barnaamijka Nuclearka Waqooyiga Kuuriya. Donald Jey...

Ra’iisul Wasaare Khayre oo la kulmay Senatorka laga soo doorto Minnesota

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayer oo weli ku sugan Dalka Mareykanka ayaa xalay la kulmay Senetor Al Franken oo ka...

Dowladaha Soomaaliya iyo Jabaan oo heshiis kala saxiixday

Heshiiskan laba geesoodka ah oo ay maanta magaalada Nairobi ku kala saxiixdeen Wasaaradda qorsheynta Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha dowladda Somaaliya iyo hay’adda JICA ee...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...