SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

Digniino laga soo saaray roob dabeylo wata oo ka da’a Puntland.

Maamulka gobolka Bari ayaa digniino kasoo saaray roobab wata dabeylo oo laga yaabo in 48-ka saac ee soo socda ay ka da’aan gobolkaas, sida...

Wasiirka Haweenka XFS oo daah-furtay qorshaha Qaran ee hirgelinta Axdiga haweenka Soomaaliyeed+(SAWIRRO).

Wasiirka Wasaaradda Haweenka iyo Horumarinta Xuquuqda aadanaha xukuumadda federaalka Soomaaliya Marwo Xaniifa Maxamed Ibraahim ayaa maanta daahfurtay qorshaha qaran ee hirgalinta Axdiga Haweenka Soomaaliyeed. Shirka...

Xoghaya Arrimaha Dibada Mareykanka oo Imaaraadka Carabta kala hadlaya ganacsiga hubka.

Xoghayaha arrimaha dibedda dalka Mareykanka Mike Pompeo ayaa lagu wadaa in uu la  kulmo amiirka dhaxalka leh ee Abu Dhabi ,si ay ugala hadlaan...

Ciidanka Itoobiya oo TPLF kala wareegay magaalo 116-KM u jirta caasimadda gobolka Tigreega ee Mekelle.

Sida uu sheegay golaha xaaladda deg degga ee Itoobiya u xilsaartay gobalka Tigreega, ciidanka dowladda ayaa la wareegay saakay magaalada Adigrat. Nawaaxiga Adigrat waxaa ka...

Xuska maalinta macallinka Soomaaliyeed oo ku beegan 21-ka November oo lagu qabtay magaalada Gaalkacyo.

Munaasabadda xuska 46 sano guuradii kasoo wareegtay maalinta macalinka soomaaliyeed ee 21 Novembar ayaa maanta waxaa magaalada Gaalkacyo uga qeyb galay xubno ka tirsan...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...