SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

800 oo qof oo ku dhaawacantay rabshado ka dhashey aftidii gobolka Catalonia ee Spain

Spain(SONNA) Dadka kunool Gobolka Catalonia ee Dalka Spain ayaa inta badan HAA u codeeyey aftidii la qabtay,iyadoo dhanka kale Dowladda ay si weyn uga...

Ilhaan Cumar”Xayiraadii dhanka socdaalka ee Trump xalkeedi ayaan ku jirnaa”

Minnesota(SONNA) Kulankani ayaa lagu qabtay magaalada Minneapolis ee Gobolka Minnesota ee Mareykanka ayaa waxaa wada yeeshay Ilhaan Cumar oo ah gabar Soomaaliyeed oo kamid ah xildhibaanada...

Hay’adaha Amniga Canada oo Muwaadin Soomaaliyeed u xirey fal Argagixiso la xiriira

Canada(SONNA)Muwaadin Soomaali ah oo Qaxooti ahaan ku tagay dalka Canada, ayaa loo soo xiray weeraradii ka dhacay magaalada Edmonton, ee gobolka Alberta, halkaasi oo...

Guddoomiyaha Shabeellaha hoose oo sheegay inay degan tahay Xaalada deegaanka Bariire

Guddoomiyaha Gobolka Shabeellaha Hoose Ibraahim Aadan Cali Najax ayaa sheegay in xaalada deegaanka Bariire ay degan tahay, isla markaana aysan jirin dagaalo ka dhacay. Guddoomiyaha ayaa...

Howlgal xalay laga sameeyay degmada Yaaqshiid ee Gobolka Benaadir

Ciidanka xasilinta amniga caasimadda, ayaa xalay howlgal amni sugid ah, waxaa ay ka sameeyeen xaafado ka tirsan degmada Yaaqshiid ee gobolka Banaadir gaar ahaan...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...