SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

Gantaalkii ugu dambeyeey oo ridda dheer oo ay tijaabinayso Pyonyang

Muqdisho(SONNA) Xukuumadda Pyongyang ayaa laga cabsi qabaa in dhawaan ay tijaabiso Gantaalkii ugu dambeeyey,sida ay sheegayaan Dowladda Mareykanka iyo khubarro kale oo caalami ah,iskuna...

Madaxweyne Farmaajo oo soo gaba gabeeyey booqashadii Dalka Sudan+Sawirro

Muqdisho(SONNA) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa soo gaba-gabeeyey booqashadii rasmiga ahayd ee uu ku joogay dalka Sudan. Madaxweyne Cumar Xasan Al-Bashiiri...

Booliska Talyaaniga oo qabtay qalab Militari oo loo dhoofin lahaa Soomaaliya

Florence(SONNA)--Ciidanka Booliska Talyaaniga ayaa Arbacadii la soo dhaafay fashiliyay islmarkaana soo qab-qabtay Ururka ama shabakad safrineysay qalab Millitari, ayna ka dhoofinayeen Talyaaniga, kuna...

Dowladda Federaalka Soomaaliya oo sheegtay in ay soo daabacayso Lacag cusub oo shilin Soomaali ah

Muqdisho(SONNA):--Wasiirka Wasaaradda Maaliyada Xukumadda Federaalka Soomaaliya Mudane C/raxmaan Ducaale Bayle oo marti ku ahaa Barnaamijka Kulanka todabaadka oo si toos ah ugu baxo SNTV...

Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha XFS oo soo xirtay shir wadatashi ah

Shirkani wadatashiga ah  oo muddo labo maalmood ah socoday ayaa lagu soo geba gebeeyey   magaalada Muqdisho,wuxuuna  ku saabsanaa hindise sharciyeedka shirkadaha. Waxaa ka qeybgalay Wasiirada...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...