SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

Shir looga hadlayo saameyn abaarta iyo sida looga kabsan karo oo Muqdisho ka furmay”Sawirro

Muqdisho (SONNA) Shirkan oo  looga hadlayo habka qiimeynta saameynta abaaraha iyo sida looga soo kabsan karo ayaa ka furmay magaalada Muqdisho. Shirka waxaa ka qeyb...

R/Wasaare Khayre oo ka Tacsiyeeyey Geeridii Marxuum Gen. Badmaceeye

Muqdisho, 07 October 2017.....Ra’iisul Wasaaraha Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre, Guddoomiyaha Aqalka Sare Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi, Guddoomiyaha gobolka...

Wasiirka Arrimaha Gudaha XFS oo la kulmay dhiggiisa Dalka Filand

Helisinki(SONNA)--Wasiirka Arrimaha Gudaha ee Xukuumadda Soomaaliya Mudane Cabdi Farax Juxa ayaa Magaalada Helsinki ee Dalka Findland kula kulmay Wasiirka Arrimaha Gudaha ee dalkaasi Mrs....

Suudaan oo soo dhaweysay cunaqabateyntii uu ka qaaday Mareykanka

Khartoum (SONNA) Dowladda Suudaan ayaa soo dhaweysay cunaqabateyntii dhinaca dhaqaalaha ee laga qaaday, taasi oo saarneyn muddo 20-sano ah. Suudaan ayaa sheegtay in arintaani ay...

Shabaab oo dad shacab ah ku dilay Jubbada Hoose

Kismaayo(SONNA) Maleeshiyada Alshabaab ayaa lagu soo warramaya in dad shacab ah ay ku dileen deegaano katirsan Gobolka Jubbada Hoose,xili ay ku guda jireen raadinta...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...