SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

Agaasimaha Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya oo kormeeray Garoonka diyaaradaha Boosaaso

Agaasimaha guud ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyada Dowladda Soomaaliya Col. Maxamed Aadm Koofi iyo wafdi uu hogaaminayo oo manta gaaray magaalada Boosaaso ayaa kormeer...

Wafdi ka socoda Baarlamaanka Soomaaliya oo lagu soo dhaweyey Mareykanka

Munaasabadan ballaaran oo lagu soo dhaweynayay xildhibaanada ka tirsan Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka  Soomaaliya oo booqasho ku jooga Dalka Mareykanka ayaa lagu qabtay magaalada Minneapolis...

Ra’iisul Wasaaraha oo ka qeyb galay Munaasabad looga hadlayey Taakuleynta Ciidanka

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa caawa ka qeyb gaay munaasabad lagu soo bandhigeyey waxii u qabsoomay Guddiga Taakuleynta Ciidanka...

R/wasaare Khayre oo ka qeyb galay Munaasabad looga hadlayey Taakuleynta Ciidamada.(Sawirro)

Muqdisho(SONNA) Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa caawa ka qeyb gaay munaasabad lagu soo bandhigeyey waxii u qabsoomay Guddiga Taakuleynta...

Qaar kamid ah guddiyada Golaha Shacabka oo kulmay

Muqdisho(SONNA) Guddiyadaan oo kala ah:-Guddiga Warfaafinta, Guddiga Dhaqaalaha iyo Ganacsiga,Guddiga Wadooyinka Dekkadaha, Garoomada iyo Guddiga Garsoorka ayaa Maanta yeeshay kulan howleedkooda. Guddiga Warfaafinta, Wacyi-galinta, Dhaqanka,...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...