SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

Agaasimaha Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya oo kormeeray Garoonka diyaaradaha Boosaaso+(Sawiro)

Boosaaso(SONNA) Agaasimaha guud ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha Dowladda Soomaaliya Col. Maxamed Aadm Koofi iyo wafdi uu hogaaminayo oo manta gaaray magaalada Boosaaso ayaa...

Turkiga iyo Mareynkanka oo joojiyay adeegii dal ku galka labada Wadan

Dowladaha Mareynkanka iyo Turkiga  ayaa soo kala dhexgalay muran diplomaasiyadeed oo marka hore ka bilowday qunsiliyad , waxayna Labada Dowladoodba ay joojiyeen inta badan...

Al-Shabaab oo khasaaro xoogan loogu geystay weerar ay ku qaadeen Boosaaso+(Dhageyso)

Maleeshiyo hubeysan oo ka tirsan Al-Shabaab ayaa xalay waxay weerar ku qaadeen Bar-Kontarool oo Ciidamada amaanka Puntland ay ku leeyihiin magaalada Boosaaso ee xarunta...

Taliyaha Ciidamada Xoogga dalka oo gaaray deegaanka Bariire

Taliyaha Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed Generaal  Axmed Jimcaale ayaa goordhow gaaray deegaanka Bariire ee Gobolka Shabeellaha hoose halkaasoo ay ku soo dhoweeyeen Saraakiil ka...

Wafdi ka socoda Baarlamaanka Soomaaliya oo lagu soo dhaweyey Mareykanak

Muqdisho(SONNA) Munaasabadan ballaaran oo lagu soo dhaweynayay xildhibaanada ka tirsan Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka  Soomaaliya oo booqasho ku jooga Dalka Mareykanka ayaa lagu qabtay magaalada...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...