SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

R/wasaaraha Bangaladesh oo sheegtay in ay naftooda u hurayaan Muslimiinta Rohingya

Daka-(SONNA)- R/wasaaraha dalka Bangaladesh Sheekh Xasina ayaa sheegtay in shacabka dalkeeda  ay diyaar u yihiin inay yareeyaan waxa ay maalintii cunayaan si ay u...

Guddiga amniga ee golaha shacabka oo la kulmay wasiirka amniga gudaha

Muqdisho(SONNA)-Ujeedada kulanka ayaa aheyd in guddiga golaha shacabka u qaabilsan arrimaha amniga ay su’aalo weydiiyaan wasiirka amniga iyo taliyaha ciidanka booliiska, kaas oo maanta...

Guddiga amniga ee golaha shacabka oo la kulmay wasiirka amniga gudaha

Ujeedada kulanka ayaa aheyd in guddiga golaha shacabka u qaabilsan arrimaha amniga ay su’aalo weydiiyaan wasiirka amniga iyo taliyaha ciidanka booliiska, kaas oo maanta...

Alshabaab oo qof Shacab ah ku gowracay Waajid

Muqdisho(SONNA) Maleeshiyaad ka tirsan Al-shabaab ayaa xalay, qof rayid ah waxaa ay ku gowraceen deegaanka Celeemow oo qiyaastii 22-KM u jira degmada Waajid ee...

Ra’iisul Wasaare Khayre oo kulan la qaatay guddiga dib u eegista Dastuurka+(SAWIRRO)

Muqdisho(SONNA) Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa xarunta Aqalka Sare kula kulmay guddiga la socodka arrimaha dib-u-eegista Dastuurka ee...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...