SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

Wasiirka Howlaha Guud oo sharxay dhismaha guryaha uu Turkiga balanqaaday

Wasiirka Howlaha Guud iyo dib u dhiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Saadiq Cabdullaahi Cabdi oo dalka dib ugu soo laabtay ayaa waxaa garoonka...

Diblomaasiyiin Soomaaliyeed oo tababbar loogu soo gabo gabeeyay Dalka Qatar

Diblomaasiyiin ka socday Dawladda Soomaaliya ayaa tababbar loogu soo xiray magaalada Doha ee Caasimadda dalka Qatar, waxaana intii uu tababbarku socday ka faa’iidaysteen casharo...

Milateriga Turkiga oo gudaha u galay Suuriya

Dowladda Turkiga ayaa xaqiijisay in ciidamadeeda ay gudaha u galeen dalka Suuriya si ay ula dagaallamaan Kooxda Daacish ee ku sugan meello badan oo...

Golaha Shacabka oo maanta yeelanyo kulan ay kaga hadlayaan heshiiska is dhaafsiga Maxaabiista Soomaaliya iyo Hindiya.

Golaha shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta yeelanayo  kulan ka mid ah kulamadooda caadiga ah waxaana ay kulanka ku yeelanayaan Xarunta Golaha Shacabka ee...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...