SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

Gaari nuuca Xamuulka ah oo ku qarxay isgoyska Soobe ee magaalada Muqdisho

Qaraxani oo ka dhashey gaari laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa oo ka dhacay isgoyska Soobe ee magaalada Muqdisho ayaa geystay khasaare isugu jira dhimasho...

Daacish oo bilowday in ay isaga baxda magaalada Raqa ee Siiriya.

Illo wareedyo ay heshay Warbaahinta ayaa sheegaya in Kooxda Daacish ay bilowday in ay isaga baxday magaalada Raqa ee Dalka Siiriya. 12 ka mid ah...

Tababar ku saabsan habka baarista dambiyada iyo xadgudubyada loo geysto Haweenka oo lagu qabtay Muqdisho

Muqdisho (SONNA) Si ahmiyad loo siiyo ka hortagga dhibaatooyinka loo geysto Haweenka ayaa Wasaaradda Cadaaladda Soomaaliya waxey tababar ku aadan sidii la isaga kaashan...

R/wasaare Khayre oo magacaabay guddiga la socodka tartanka loo galayo Agaasimayaasha guud ee Wasaaradaha Dowladda

Mudane Xasan Cali Khayre Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta magacaabay guddi la socda tartanka loo galayo 26ka Agaasime guud ee Wasaaradaha Dowladda Federaalka...

Wasaaradda Boostada iyo Isgaarsiinta oo heshiis iskaashi la saxiixatay ITU

Wasaaradda Boostada, Isgaarsiinta iyo Teknoolojiyada ayaa heshiis iskaashi kula saxiixatay Ururka Isgaarsiinta Caalamiga ah (ITU) caasimadda dalka Arjaniin oo uu ka socdo shirka horumarinta...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...