SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

Qaar kamid ah Dadkii ku dhaawacmay Qaraxii Isgoyska Zoobe oo Turkiga loo qaaday

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho ku sii sagootiyay 34 ruux...

Dowladda Imaaraadka Carabta oo Tacsi u diray Ehelada dadkii ku dhintay Qaraxii ka dhacay Muqdisho

Anigoo ku hadlayo magaceyga iyo kan Diplomasiyinta Safaaradda Soomaaliyeed ee Dalka Isutaga Imaaraadka Carabta, ayaa waxaan halkaan tacsi tiiraanyo leh ugu dirayaa dhamaan umadda Soomaaliyeed...

Qeyb qaar kamid ah dhaawacyadii oo loo qaadayo Turkiga

Qaar kamid ah dhaawacyadii ayaa loo qaadayaa dalka Turkiga ka dib markii saaka ay timid diyaarad ay leeyihiin militiriga dalka Turkiga, ra’iisul wasaaraha xukuumada...

Wasiirka caafimaadka Turkiga oo soo gaaray Muqdisho

Goor dhoweyd, waxaa garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho soo caga dhigatay diyaarad sida wefdi uu hoggaaminayo wasiirka caafimaadka Turkiga oo ay kamid yihiin dhakhaatiir...

Wasiirka caafimaadka Turkiga oo soo gaaray Muqdisho

Muqdisho (SONNA) Goor dhoweyd, waxaa garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho soo caga dhigatay diyaarad sida wefdi uu hoggaaminayo wasiirka caafimaadka Turkiga oo ay kamid yihiin dhakhaatiir,...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...