SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

Booliska Kenya oo lagu eedeeyay iney dileen Dad dibadbaxayay

Nairobi-(SONNA)- Hay'adaha u dooda xuququl Insaanka ee Amnesty International iyo Human Rights Watch ayaa shaaca ka qaaday inay Ciidamada ammaanka ee Dalka Kenya dileen...

Dowlada Qatar oo Diyaarad gurmad ah u soo direyso Muqdisho

Muqdisho (SONNA) Ra’iisul wasaare ku xigeenka dalka Mahdi Maxamed Guuleed (Khader) ayaa sheegay in Dowlada Qatar ay diyaar u tahay inay Muqdisho u soo dirto...

Qaar kamid ah Dadkii ku dhaawacmay Qaraxii Isgoyska Zoobe oo Turkiga loo qaaday(SAWIRRO)

Muqdisho (SONNA):--Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho ku sii sagootiyay 34...

Sacuudiga  oo lagu soo gabagabeeyay shirkii Wakaaladaha wararka islaamka(SAWIRRO)

Jiddah-(SONNA)- Gabgabadii shirweynihii 5-aad ee Wakaaladaha wararka Islaamka oo lagu qabtay xarunta iskaashiga Islaamka ee magaalada Jiddah ayaa waxaa laga soo saaray mahadnaq ay...

Qaar kamid ah dadkii ku dhaawacmay Qaraxii Muqdisho oo loo qaadayo Turkiga-Sawirro

Muqdisho (SONNA) Qaar kamid ah dhaawacyadii ayaa loo qaadayaa dalka Turkiga ka dib markii saaka ay timid diyaarad ay leeyihiin militiriga dalka Turkiga, Ra’iisul wasaaraha...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...