SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

R/Wasaaraha XFS oo ka tacsiyadeeyey geerida Marxuum Maxamed Jaamac oo ku geeriyooday Caabud-Waaq

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre, Wasiirka Warfaafinta Mudane Eng Cabdirixmaan Cumar Cismaan, Xoogahayaha Joogtada Xafiiska Ra’iisul Mudane Maxamed Keynaan iyo...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka iyo Guddoomiyaha Aqalka Sare oo gaaray Garowe

Waxaa magaalada Garowe ee xarunta Punland gaaray Guddoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Soomaaliya iyo Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya. Sidoo kale waxaa wehlinaya Labada Guddoomiye...

Wafdi uu hugaaminaayo G/Aqalka sare oo maanta ku wajahan Garoowe

Muqdisho (SONNA) Wafdigaan uu hugaaminayo Guddoomiyaha Aqalka sare ee baarlamaanka Soomaaliya Mudane Cabdi Xaashi C/laahi ayaa lagu wadaa in ay Saacadaha Soo socda gaaraan Magaalada...

R/Wasaaraha XFS oo ka tacsiyadeeyey geerida Marxuum Maxamed Jaamac oo ku geeriyooday Caabd-Waaq

Muqdisho(SONNA) Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre, Wasiirka Warfaafinta Mudane Eng Cabdirixmaan Cumar Cismaan, Xoogahayaha Joogtada Xafiiska Ra’iisul Mudane Maxamed Keynaan...

Madaxweyne Kenyatta Doorashada Khamiista ma dhaafayso”

Nairobi(SONNA)Iyadoo weli mucaaradka ay ka soo horjeedaan hanaanka doorashada ayaa Madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta wuxuu  sheegay in aysan baaqan doonin doorashada madaxtinimada ee...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...