Guddoomiyaha Golaha Shacabka iyo Guddoomiyaha Aqalka Sare oo gaaray Garowe

Date:

Waxaa magaalada Garowe ee xarunta Punland gaaray Guddoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Soomaaliya iyo Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya.

Sidoo kale waxaa wehlinaya Labada Guddoomiye Xildhibaano ka tirsan labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya.

masuuliyiintaan ayaa waxay ka qaybgali doonaan kulanka 40-aad ee kalfadhiga Baarlamaanka Puntland oo berri ka dhacaya magaalada Garowe ee Caasimadda Puntland.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Howlgal jab xooggan lagu gaarsiiyay khawaarijta oo ka dhacay Gobolka Hiiraan

Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO XARIGGA KA JARAY DHISMAHA CUSUB EE WASAARADDA DHALLINYARADA IYO CIYAARAHA

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa...

Guddoomiye Dr. Maryan Qasim oo kulan la yeelatay Safiirka UK ee Soomaaliya

Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-Bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka Dr. Maryan...

Guddoomiyaha gobolka Banaadir oo xarigga ka jaray xarunta keydka Daawada

Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho, Dr. Xasan...