SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

Shirka wadatashiga oo arrimo badan looga hadlay

Wajigii labaad ee shirka wadatashiga Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo madaxda dowlad Goboleedyada dalka ayaa caawa si toos ah uga bilowday xarunta Madaxtooyada Soomaaliya ee...

Ra’iisul Wasaare Kheyre “Bilaha soo aadan waxaan dalka ka xoreyn doonaa argagixisada”

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre oo ka hadlayay shirka wadatashiga ee Madaxda dowladda dhexe iyo kuwa dowlad goboleedyada...

Ra’iisul Wasaare Kheyre “Bilaha soo aadan waxaan dalka ka xoreyn doonaa argagixisada”

Muqdisho (SONNA) - Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre oo ka hadlayay shirka wadatashiga ee Madaxda dowladda dhexe iyo...

Wajigii 2aad ee Shirka Wada-tashiga Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Madaxda Dowlad Goboleedyada oo Furmay + Sawirro

Muqdisho(SONNA):--Wajigii labaad ee shirka wadatashiga Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo madaxda dowlad Goboleedyada dalka ayaa caawa si toos ah uga biloowday xarunta Madaxtooyada Soomaaliya ee...

Madaxweyne ku-xigeenka Hirshabelle oo booqday bukaanno ku jira Isbitaal Digfeer

Muqdisho (SONNA) Madaxweyne ku xigeenka dowlad goboleedka Hirshabelle Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen ayaa maanta booqday isbitaalka Ordegan oo la dhigay qaar ka mid ah...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...