SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

Wasiirka Arrimaha gudaha oo faah faahiyay shirka wadatashiga (Dhageyso)

Muqdisho (SONNA) - Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta ee Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Juxa ayaa faah faahin...

Madaxweyne Uhuru Kenyatta oo doorashada ku guuleystay

Kenya(SONNA) Uhuru Kenyatta ayaa helay 98.26 boqolkiiba codadkii la dhiibtay, halka hogaamiyaha mucaaradka ee loolanka adag ku hayay uu helay 0.09 boqolkiiba. Laakiin Raila...

Guddoomiye Jawaari oo shacabka Suudaan ugu hambalyeeyay cunqabateyntii uu Mareykanka ka qaaday”Sawirro”

Khartum(SONNA)- Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusman Jawaari  oo iminka ku sugan magaalada Khartum ayaa ugu hambalyeeyay Xukuumadda iyo shacabka suudaan cunaqabateyntii mudada...

Wasiirka Batroolka iyo Macdanta oo hortagay Baarlamaanka

Muqdisho (SONNA) Kulanka Golaha shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta Akhrinta 1-aad mariyay Hindise Sharciyeedka Batroolka iyo Macdanta, waxaana kulanka shir Guddoominayay Guddoomiye ku...

Guddoomiye Jawaari oo shacabka Suudaan ugu hambalyeeyay cunqabateyntii uu Mareykanka ka qaaday

Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusman Jawaari  oo iminka ku sugan magaalada Khartum ayaa ugu hambalyeeyay Xukuumadda iyo shacabka Suudaan cunaqabateyntii mudada dheer...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...