SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

Culimo Soomaaliyeed oo ka hadlay dhibaatooyinka ay geystaan Al shabaab

Johannesburg (SONNA) Culimada Soomaalida ee ku nool magaalada Johannesburg oo nadwo diini ah ku qabtay masjidka Imaamu shaafici ee xaafada Mayfair oo Soomaali dagan tahay...

DAAWO :- Khudbadda Madaxweynaha Jamhuuriyadda Ka Jeediyey Furitaanka Shirka Wadatashiga

Muqdisho (SONNA) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed C/laahi Maxamed Farmaajo ayaa khudbad dhinacyo badan taabaneysa ka jeediyey caawa munaasabadda furitaanka Shira wadatashiga ee ka...

Khudbadda Madaxweynaha Jamhuuriyadda Ka Jeediyey Furitaanka Shirka Wadatashiga

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed C/laahi Maxamed Farmaajo ayaa khudbad dhinacyo badan taabaneysa ka jeediyey caawa munaasabadda furitaanka Shira wadatashiga ee ka furmay...

Maamulka D/Mahadaay oo wada qorshayaal looga hortagayo fatahaadda Webiga Shabeele

Guddoomiyaha Degmada Mahadaay C/laahi Maxamed Xuseen Geel-doox oo la hadlay Saaka Radio Muqdisho Codka Jahmuuriyadda Soomaaliya ayaa sheegay in Maamulka Mahadaay uu wado qorshayaal...

Culimada Soomaalida ee ku nool Johannesburg oo qabtay nadwo diini ah oo looga hadlayay dhibaatooyinka kooxaha xagjirka ah ee al shabaab.

Culimada Soomaalida ee ku nool magaalada Johannesburg oo nadwo diini ah ku qabtay masjidka Imaamu shaafici ee xaafada Mayfair oo Soomaali dagan tahay ayaa...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...