SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

Madaxtooyada Soomaaliya oo been abuur ku tilmaantay warqad baraha bulshada la soo dhigay

Muqdisho(SONNA) Iyadoo saacadihi ugu dambeeyey baraha bulshada lagu arkayay warqad been abuur ah oo lagu sheegayay in madaxweynaha Soomaaliya uu magacaabay safiirka Soomaaliya ee...

Dowladda Imaaraadka oo Dhaawacyo kala duwan maanta u qaaday Dalka Kenya  

Muqdisho (SONNA),  9 qof oo  dhaawcayo kala duwan qaba oo  dalka gudahiisa wax looga qaban waayey ayaa Dowladda Imaaraadka carabta,  waxey maanta  u qaaday...

Guddiga Gurmad Qaran oo sheegay inay soo gabagabeeyeen  Wajiga koowaad ee gurmadka dadkii lagu Xasuuqay KM5

Muqdisho (SONNA) Iyadoo lasoo gaba gabagabeeyay wajiga  koowaad ee gargaarka deg dega ah, ayaa waxaa maanta deeq lacageed loo qeybiyay dad gaarayo 50 qof,...

Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed oo sheegay in dhowaan ku shaqeyn doonaan Xaruntoodii hore ee KM7 ku taalla

Muqdisho (SONNA) Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed, S/gaas Xuseen Xasan Cismaan oo ay wehliyaan Taliye ku xiggeenka Koowaad S/guuto C/kariin Cali Afrax  iyo Sarkiil ka...

Taliyahii hore ee Booliska oo maanta Xilka ku warreejiyey Taliye ku xiggeenka Ciidankaasi

Dugsiga Tababarka Ciidanka ee Janaraal Kaahiye ee Magaaladda Muqdisho maanta waxaa lagu qabtay Munaasabad xilka taliyenimo ee Booliska kula wareegayo S/guud Mukhtaar Xuseen Afrax oo...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...