SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

Madaxweyne Trump oo Twitterkiisa muddo kooban hawada laga saaray sababta

Donal Jey Trump Madaxweynaha Mareykanka ayaa cinwaanka uu ku leeyahay barta Twitterka laga saarey hawada muddo kooban taasi oo jahwareer iyo shaki gelisay Aqalka...

Madaxweynaha Soomaaliya oo Guddoomiyey Shirka Golaha Amniga Qaranka “Sawirro”

Muqdisho (SONNA)  Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya, ahna Taliyaha guud ee Ciidamada Qalabka sida, Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa guddoomiyay Shirka Golaha Amniga...

Kusimaha Safiirka Soomaaliya ee Kenya oo Nairobi kusoo dhoweeyey dhaawacyadii maanta Muqdisho laga qaaday “Sawirro”

Nairobi (SONNA) Dhaawacyaddii Maanta laga qaaday Magaaladda Muqdisho ee ku wajahnaa dalka Kenya, ayaa goor dhoweyd ka degay Garoonka diyaaraddaha Magaaladda Nairobi, halkaasi oo...

Saraakiil ka tirsan Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya  oo Koorso waxbarasho ah  loo furay “Sawirro”

Muqdisho (SONNA) In ka badan 70 Sargaal oo ka tirsan Hay'adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya  ayaa maanta loo furay koorsooyin ay ku  baran doonaan...

Taliyahii hore ee Booliska oo maanta Xilka ku warreejiyey Taliye ku xiggeenka Ciidankaasi “Sawirro”

Muqdisho (SONN) Dugsiga Tababarka Ciidanka ee Janaraal Kaahiye ee Magaaladda Muqdisho maanta waxaa lagu qabtay Munaasabad xilka taliyenimo ee Booliska kula wareegayo S/guud Mukhtaar...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...