SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

(Faallo) Wadatashigu Waa Udub-dhexaadka Nabadda Iyo Horumarka Dalka.

In la yeesho kulamo wadatashi ah ama kuwo xal raadin ah waa sida keliya ee loo wajihi karo khilaaf kasta oo hareeya habsami u...

Ururka ESESCO oo cambeereeyey gantaalkii maleeshiyada xuutiyiintu ku rideen dalka Sacuudiga

Muqdisho (SONNA) Ururka islaamka u qaabilsan Culuumta waxbarashada iyo dhaqanka ee magaciisa la yiraahdo ESESCO ayaa cambaareeyay gantaal nooca loo yaqaan balaastiga kaas oo Maleeshiyada xuutiyiinta...

Munaasabad loogu dabaal dagayay Midowgii Ciidamada Talyaaniga iyo dhalashadii Jamhuuriyadda Talyaaniga oo Muqdisho lagu qabtay

Muqdisho (SONNA) Xafladan ayaa waxaa lagu maamuusayey Sanadguuradii kasoo wareegatay markii la mideeyay Ciidamada Talyaaniga iyo dhalashadii Jamhuuriyadda Talyaaniga oo ku beegneyd Afarta Bishan Novembar. S/sare...

Wadatashigu Waa Udub-dhexaadka Nabadda Iyo Horumarka Dalka. (Faallo)

In la yeesho kulamo wadatashi ah ama kuwo xal raadin ah waa sida keliya ee loo wajihi karo khilaaf kasta oo hareeya habsami u...

Amiir Sacuudi ah oo ku geeriyooday shil Diyaradeed

Muqdisho (SONNA) Amiir Mansuur bin Maqran oo ahaa ku xigeenka Amiirka mandiqada Casiir ayaa ku geeriyooday shil Diyaarad oo nooca hilokobtarka ah, waxayna ku...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...