SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

Emmerson Mnangagwe”Zimbabwe waxaa u dhalatay Dimoqraadiyad cusub”

Zimbabwe(SONNA) Ninka bedeli doona madaxweynihii hore ee Zimbabwe Emmerson Mnangagwa ayaa bogaadiyay dimuqraadiyadda cusub ee ka dhalatay dalkaasi Zimbabwe isagoo amaanay Militariga. Hadalkan ayaa ka...

Wasaaradda Amniga oo soo bandhigtay macluumaad hor leh oo ku saabsan Weerarkii Soobe+Sawiro

Muqdisho(SONNA) Wasaaaradda Amniga Xukuumadda Soomaaliya ayaa soo bandhigtay macluumaad hor leh oo ku saabsan shabakadii fulisay weerarkii dadka badan ay ku dhinteen ee 14-kii...

Wasiiro ka tirsan X.F.S oo Muqdisho ku soo dhoweeyay Ugaas Cumar Geele Maxamed+Sawiro

Muqdisho(SONNA) Ugaas Cumar Geelle Maxamed oo ka mid ah Duubabka dhaqanka ee ka soo jeeda deegaanada Maamulka Puntland oo ay wehliyaan Odayaal dhaqameedyo ayaa...

Guddoomiyaha G.Banaadir oo la kulmay Safiirka Turkiga +Sawirro

Muqdisho(SONNA)--Guddomiyaha Gobolka Benaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Thabit Cabdi Maxamed ayaa Maanta Xafiiskiisa ku qaabilay safiirka Turkiga u Fadhiya Soomaaaliya Olgan Bekar. Labada Mas'uul ayaa...

Wasiir Isloow” Ujeedka Xeerka la dagaalanka Argagixisada waa sidii dalka looga ciribtiri lahaa Argagixisada”

Muqdisho( SONNA) Wasiirka Amniga Xukuumadda Soomaaliya Mudane Maxamed Abuukar Isloow ayaa muhiimadda uu leeyahay xeerka la dagaalanka Argagixisada ku sheegay inuu yahay sidii dalka...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...