SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

Guddoomiyaha Baarlamaanka Jabuuti oo Muqdisho soo gaarey+(Sawiro)

Waxaa maanta Khamiis ah magaalada Muqdisho soo gaartay diyaarad siday Guddoomiyaha Baarlamaanka Jabuuti Maxamed Cali Xumad iyo wafdi uu hogaaminayo,iyadoo halkaasi siweyn loogu soo dhaweeyey Wafdiga...

Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya oo maanta Baydhabo ka dhagax dhigaya Xabsi cusub

Baydhabo(SONNA) Ra'iisal wasaaraha Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre oo ku sugan magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ah ee Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa maanta magaaladaasi...

Ra’iisul Wasaar Khayre “Waxaa la furayaa jidka isku xira Muqdisho iyo Baydhabo

Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre oo xalay kulan la qaatay qaar kamid ah bulshada ku dhaqan degmada Baydhabo...

Ra’iisul Wasaaraha oo Safar shaqo ku tegay Magaalada Baydhabo

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa safar shaqo oo u-kuurgelid ah ku tegay magaalada Baydhabo ee xarunta ku-meelgaarka ah ee...

Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Xukuumadda oo u Hanbalyeeyey Madaxweynaha la Doortay ee Somaliland

Muqdisho, 22 November,2017----Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa madaxweynaha la doortay ee Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi ugu...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...