SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

Howlgal lagu soo qabtay Maleeshiyaad Al shabaab ah iyo Walxaha qarxa oo Muqdisho laga sameeyay+Sawirro

Muqdisho (SONNA) Howlgalkaan oo xalay laga sameeyay xaafado ka tirsan Degmada Kaaraan ee Gobalka Banaadir ayaa si gaara u fulinaayay Ciidamo ka tirsan Booliska Soomaaliyeed,...

Mareykanka oo war ka soo saarey duqeyn lagu dilay horjooge katirsan Argagixisada Soomaaliya

Taliska Ciidamada Militariga Mareykanka Afrika ee Africom ayaa Warqad qoraal ah oo uu soo saarey ku sheegay in Ciidamada Mareykanka oo garab ka helaya...

Madaxweyne Farmaajo oo Maanta ka qeyb galaya Caleemasaarka Uhuru Kenyaata

Muqdisho (SONNA) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta ka qeyb galaya Xaflad Caleemasaarka Madaxweynaha Kenya oo ka dhaceysa Magaalada Nairobi ee...

Wasiirka arimaha dibada Soomaaliya oo la kulmay Madaxweynaha dalka Seychelles+Sawirro

Muqdisho (SONNA) Madaxweynaha dalka Seychelles  (Mr.  Danny Faure)  ayaa Qasriga Madaxtooyada ku qaabilay Wafdiga uu hogaaminayay Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Xukuumadda Soomaaliya Mudane Yuusuf...

Hindisaha Telefishinka & marxaladihii uu soo maray.

  In la hindiso Telefishin oo sawir maqal iyo muuqaal ah loo diro xagga hawada ma aheyn wax cajiib ah  ,marka loo eego dhegeysiga Idaacadaha...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...