SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

Dowladaha Soomaaliya oo Qadar oo heshiis ku kala saxiixday Muqdisho

Muqdisho(SONNA) Kadib markii maanta uu soo gaaray magaalada Muqdisho Wafddi ka socda Dowladda Qadar ayaa waxaa ay kulamo la yeesheen Wasiiro katirsan Dowladda Soomaaliya...

Maamulka G.Banaadir oo Casho sharaf u sameeyay Guddoomiyaha Barlamaanka Jabuuti (Sawirro)

Muqdisho(SONNA)--Maamulka Gobolka Banaadir ayaa xalay Casha sharaf u sameeyay Guddoomiyaha Barlamanka Dalka Jabuuti. Casho sharaftaasi ayaa waxaa goob joog ka ahaa k/simaha Madaxweynaha Dalka ahna...

Masuuliyiinta Indonesia oo sheegay inay xoog uga saari doonaan dadka dagan goobtii volcanuhu ka qarxey.

Indonesia (SONNA) Masuuliyiinta Indonesia ayaa sheegay in ay si xoog ah uga soo daad gureynayaan dadka ka agdhaw Buurta Agung ee Jasiirada Bali, halkaasoo Volcano...

Ciidamada Xoogga dalka oo diyaargarowgii ugu dambeeyay ugu jira Howlgalada Al shabaab dalka looga saarayo

Muqdisho (SONNA) Maamulka Gobalka Bakool ayaa sheegay in ciidamada xoogga dalka ay wadaan diyaar garowgii ugu dambeeyay howlgalada lagu ciribtirayo maleeshiyada Al-shabaab. Guddoomiye ku xigeenka Gobalka ahna...

Wafdi ka socda Dowladda Qadar oo Muqdisho soo gaarey+Sawirro

Muqdisho(SONNA) Wasiirka Qorsheynta, Maalgashiga iyo horumarinta dhaqaallaha H.E. Amb. Gamal Mohamed Hassan, Wasiirka Amniga gudaha H.E. Mr. Mohamed Abukar Islow iyo Wasiir kuxigeenka Arrimaha...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...